Muqdisho (Xogsoormedia.com):- Dawladda Soomaaliya ayaa qayb ka noqotay dagaalka siyaasdeed ee ka dhex qarxay Dawladaha Sucuudiga iyo Iiraan ee salka ku haya dagaal Madbaheedka Shiicada iyo Sunniga ee ay kala hoggaaminayaan Xukuumadaha Riyaad iyo Dahraan.
Dawladda Soomaaliya ayaa u qabatay in ay dalka kaga baxaan ugu badnaan 72 saacadood in ay dalka Soomaaliya kaga baxaan dublamaasiyiinta ka reer Iiraan ee ku sugan Soomaaliya.
Xogsoormedia.com
Hargeisa Somaliland