Hargeysa(Xogsoormedia.com) Ingineer Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa sheegay in gobollada bariga ee Somaliland bulshada ku nooli ka midaysan tahay ammaanka Somaliland iyo horumarka ay gaadhay, islamarkaana bulshadu wanaag iyo heshiis ku wada nool yihiin.
Waxaanu sidoo kale gudoomiyuhu xusay inay jirto cabasho, ay qabaan bulshada gobolka Sanaag bari iyo gobolka Sool,dhulkaasi oo laga dareemayo horumar la,aan, sidoo kalena bulshadu ay saluugsan tahay hanaanka loo qaybsaday awooda iyo khayraadka Somaliland oo aanay dadkaasi waxba ka helin.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan