Halkan Ka Daawo: Rooda Axmed Yaasin Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Sheegtay In Magaalada Barbari Ay Noqotay Kawaankii Dadka Lagu Dilaayay

0
445

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Gudoomiyaha xisbiga Ucid ee gobolka Saaxil Marwo Rooda Axmed Yaasin oo maanta shirjaraa,id ku qabatay magaalada Hargeysa ayaa sheegtay in magaalada Barbara ee xarunta gobolka Saaxil ay noqotay kawaankii dadka lagu dilaayay.

sidoo kale waxaa ay ka hadashay gudoomiyihii xisbiga mucaaridka ah ee Wadani oo jeelka loo taxaabay iyo dil xalay ka dhacay magaalada Barbara,iyo arrimo kale

Halkan Hoose Kaga Bogo 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here