Hargeysa(Xogsoormedia.com) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo ayaa kulan la qaatay Madaxda labada xisbi Mucaarid ee Ucid Iyo Wadani iyo xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye.
Kulankan waxaa lagaga hadlay wakhtiga la bilaabi karo codbixiyayaasha doorashooyinka wakhtiga rasmiga ah ee la bilaabi karo.
Halkan Hoose Ka Daawo warkaas oo faahfaahsan