Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa oo ka qayb galay kulan qado sharaf ah oo loo sameeyay Masuuliyiin uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland magaacabay, ayaa u wasiir Cabdilaahi u sheegay masuuliyiintaas in xisbiga KULMIYE haddii ay maqlaan uu iminka KULMIYE yahay uun Muuse Biixi Cabdi oo ah Musharraxa Xisbiga, wixii kale aanay ku dhego barjoobin
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan