Hargeysa(Xogsoormedia.com) Suldaanka Guud ee sulaadinta Somaliland Suldaan Maxamad Suldaan Maxamad Suldaan Cabdilqaadir ayaa sheegay in xisbiga Ucid yahay xisbi cid gaara kooto ugu xidhan , waxaanu musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen uu u soo jeediyay inuu meesha iskaga tago oo aanu dhagaysan beenta lagu maaweelinaayo.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo FaahfaahsanÂ