Hargeysa(Xogsoormedia.com) Jamaal Cali Xuseen ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Suldaanka Guud ee Sulaadiinta Somaliland,Suldaan Maxamad Suldaan Cabdilqaadir,kaas oo uu sheegay Jamaal in oo suldaanku marag iyo markhaati ka ahaa markuu ku soo biiraayay xisbiga hadana imika inuu yidhaaho waxba kuuma yaalan aanay aheyn laba isqabana.
Halkan Hoose kaga bogo warkaas oo faahfaahsan