Hargeysa(Xogsoormedia.com) Aqoon-yahan Maxamuud Cali Maxamad (Baadiye) oo ka mida aqoo-yahanka iyo siyaasiyiinta gobolka Sanaag ayaa bulshada halkaas degan ugu baaqay ka qayb qaadashada dhismaha dekada Maydh.
oo sanadkan soo socda la dhisidoono,waxaanu bulshada ugu baaqay in ay xilweyn iska saaraan dhismaha dekadan kuwa gudaha jooga iyo kuwa dibada joogaaba
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkaas Oo Dhamaystiran