Sheekh(Xogsoormedia.com) Wakaaladii biyaha ee Degmada Sheekh ayaa dadweynaha halkaas ku nooli waxaa ay cadeeyeen in la iibiyay , waxaanay eed u soo jeediyay maayirka Magaalada Barbara, Cabdi Shakuur Cidin, sidoo kale waxa ay dadkii halkaas ka hadlay dadka ugu baaqeen mudahraad.
Waxaanay sheegeen in baahi wakhtigan loo wareejiya aanay jirin.
Halkan Hoose Ka Daawo