Adisababa(Xogsoormedia.com) Qulqulatooyinkii iyo rabshadihii ka socday dalka Itoobiya ee ay wadeen Qoomiyada Oromada ayaa cirka isku sii shareeray,waxaanay gabi ahaanba ay xidheen jidadkii iyo wadooyinkii waa weyn ee dhexmarayay magaalada Adisababa.
iyada oo ay ciidankuna umaara laayihiin dajinta rabshadahan ka dhashay is badal doonka.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan