Gudida Sixir Bararka Oo Kulan La Yeeshay Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland

0
264
Hargeysa (Xogsoormedia) gudidii uu dhawaan Madaxweynaha Somaliland u saaray ka soo qiimaynta sixir bararka ayaa maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada Somaliland.4iyada oo ay halkaas labada gudi isku dhaafsadeen afkaar iyo fikiro laga yaabo inay midha dhal noqdaan.3
waxaana shirkan galabta dhexmaray gudida sixir bararka iyo gudida dhaqaalaha ee golaha wakiiladu uu daba socday shirar maalmihii u danbeeyay ay la yeelanayeen Masuuliyiinta lamaha kala duwan ee dawlada iyo ganacsatada.
Shirkan oo ka dhacay qasriga Madaxtooyada ayaa waxaa hogaaminaayay oo gadhwadeen ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici, kuna wehelinayaan masuuliyiinta baanka dhexe, iyo xubno gudi gola wasiiro ah.

1
Kulankan maanta ayaa kaga duwanaa kuwii hore arrimo dhawra oo ay ugu muhiimsan yihiin in guddida dhaqaalaha ee wakiiladu ay hore iyagu isugu dayeen arrintan xogo.dheerada ay ka hayeen una gudbiyeen guddida madaxweynuhu u saaray sicir bararka ee hada ku hawlan arrintaa.
Ugu danbayn shirkaasi waxa ku soo dhamaaday jewi wanaagsan iyo isfahan lagu gorfeeyey arrimo muhiima.5

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here