Halkan Ka Daawo: Wiil 13 Jir Ah Oo Farsamo Iyo Hindise Layaab Leh Ku Soo Bandhigay Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta Gobolka Sool

0
325

Buuhoodle(Xogsoormedia.com) Waxa aad halkan kaga bogan kartaan warbixin uu Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) ka sameeyey Guuleed Aadan Cabdi oo ah wiil yar  oo 13 jir ah, isla markaana ah agoon ku nool magaalada Buuhoodle. Waxa halkaa dhawaan lagu soo bandigay farasamo iyo hindise uu is baray. Wuxuu ka soo jeedaa qoys dan yar oo hooyadiina weliba gacan ayay naafo ka tahay.

Halkan Hoose Kaga Bogo Warbixintaasa Oo Dhamaystiran 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here