Hargeysa(Xogsoormedia.com) :- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa maanta isugu yeedhay taliyayaasha ciidamada kala duwan ee Somaliland iyo gudida doorashooyinka islamar ahaantana kulan la yeeshay.
Waxaana sida ay wararku sheegayaaan ay madaxweynaha iyo taliyayaasha iyo masuuliyiinta koomishanku ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka ku soo foolka leh.
Xogsoormedia.com
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland