Hargeysa(Xogsoormedia.com) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay ergayga Somaliland iyo Soomaaliya u qaabilsana qaramada Midoobay Nikolas Key.
Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Amuurta Warkaas La Xidhiidha