Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wakiilkii Qaramada Midoobay u qaabilsana Soomaaliya Nikolas Key ayaa maanta hawl deg dega u yimid Magaalada Hargeysa, isaga oo wada hadal la yeelan doona Madaxda Somaliland.
Nikoles Key oo wakhtigii uu xilka hayay ka dhamaaday ayaa socdaalkiisu la xidhiidha sidii uu kursiga u sii sagootin lahaa, isaga oo la filaayo inuu xilka ku wareejiyo masuul cusub oo loo soo magacaabay.
Xogsoormedia.com
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland
Wixii War Ah Ee Danbee Ka Soo Cusboonaada Waxanu idinku soo gudbin doona wararkayaga danbe