Halkan Ka Daawo: Waftigii Uu Hogaaminaayay Gudoomiyaha Maxakamada Sare Ee Somaliland Oo Soo Indha Indheeyay Qaybaha Kala Duwan Ee Saldhigyada Iyo Xafiisyada Cadaalada Ee Gobolka Saraar

0
325

Caynaba(Xogsoormedia.com) Waftigii balaadhnaa ee uu horkacayay gudoomiyaha Maxakamada sare ee Somaliland ayaa kormeer indha indhayna ku soo maray xabsiga Magaalada Caynaba Iyo Xafiisyada garsoorka ee gobolka Saraar.

Halkan Hoose Kaga Bogo Warkan Oo Faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here