Halkan Ka Daawo: Munaasibad Lagu Soo Dhawaynaayay Xuskii Maalintiii Dhalashada Nabigeena Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo

0
370

Arabsiyo(Xogsoormedia.com) Waxaa Magaalada Arabsiyo Lagu qabtay munaaasibad aad u weyn oo lagu soo dhaweynaayay maalinta dhalashada Nabigeeni Suubana ee Maxamad NNKHA.

Munaasibadan oo aheyd mid si heersare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen kumaan dadweyne ah iyo badi culimada kala duwan ee Somaliland.

Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here