Barbara(Xogsoormedia.com) Maxkamadda derajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ee Somalilanda ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askarigii dilay taliyihii ciidanka Birmadka ee magaalada Barbara
Waxaanay Maxakamadu Dil toogasho ku xukuntay Cabdirisaaq Maxamed Kheyre oo ka mid ahaa askarta ciidanka Booliiska ee magaalada Berbera, kaddib markii uu shalay si badheedh ah toogasho ugu dilay , taliyihiisii Xiddigle Marxuum Adam Guuleed Daahir(Talaabo)
Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Amuurta Warkaas La Xidhiidha