Boorama(Xogsoormedia.com) Saylada xoolaha ee magaalada Boorama ayaa waxaa ku yimid hoos u dhac baahsan oo dhan walba ah waxaana warbaahinta la hadlay dadweynihii ku sugnaa saylada cabashana ka muujiyay dawlada hoose ee magaalada Boorama oo ay sheegeen inaanay waxba u qabanin.
Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan