Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayay gudoomiyaha Maxakamada Sare ee Somaliland Mudane Aadan Xaaji Cali Axmed iyo wasiirka wasarada Cadaalada Mudane Axmed Faarax Cadare ayaa maanta soo kormeeray goobaha cadaaalada ee gobolka Sanaag.
Halkan Hoose Kaga Bogo Warkaas Oo Faahfaahsan.