Madaxweynaha Somaliland waxaa uu si naxariisle u dul istaagay Xaaji Cabdi Xuseen isagoo u duceeyey Illaahayna uga baryey inuu caafimaad sareecana siiyo kana dulqaado xanuunka.
Waxaanu Madaxweynaha Somaliland balanqaaday inaanu mood iyo nool midna aanu ka hagranayn Xaaji Cabdi Waraabe.
Waxaanu xusay Madaxweynuhu in imika ay u diyaariyeen in dhakhtar dibadeed loo qaado ugu yaraana ay laba dal hada u soo jareen tigidhadooda, Ethipia iyo Dubai si xaajiga loogu dedaalo loogana war hayo xaaladiisa caafimaad.
aad wax u wado waa si wacan ee sii kordhi oo ummadda dhexmar, oo ka war haynta badi madaxweyne waxad tahay hogaamiye si wacan u hagaaya ummadiise, ALLE na waxan kaaga baryayaa inuu kugu garab galo.Ugu danbayn waxa halkaasi ka hadlay Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo sheegay in madaxweynuhu diyaar ula yahay xaalad kasta xaajiga caafimaadkiisa lagu maarayn karo gudo iyo dibedba.
yahay xaalad kasta xaajiga caafimaadkiisa lagu maarayn karo gudo iyo dibedba.
Xogsoormedia.com
Xogsoor@gmail.com
Hargeysa Somaliland
Halkan Hoose Kaga Bogo
https://youtu.be/NLUIEcxzUY4