Halkan Ka Daawo: Gudoomiyaha Loo Doortay Xisbiga Kulmiye Laantiisa Magaalada Maalmo Ee Dalka Sweden Oo Halkaas Ka Jeediyay Khudbad Aad U Qiimo Badan.

0
321

Maalmo(Xogsoormedia.com) Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday magaalada Magaalad Maalmo ee dalka Sweden oo ay ka soo qayb galeen badi labeenta iyo haldoorka xisbiga Kulmiye, ayaa lagu doortay gudoomiye uu xisbiga Kulmiye ku yeelan doono magaalada Maalmo ee dalka Swedan.

Waxaana halkaas khudbad aad u qiimo badan ka jeediyay gudoomiyaha loo doortay laanta xisbiga Kulmiye ku yeelan doono magaalada Maalmo ee dalka Sweden Hassan Ahmed Aden Buluke ( Jamuuri).

Waxaana intii ay socotay xafladani khadka telefoonka kaga qayb galay Maxamad Kaahin Axmed gudoomiyaha xisbiga talada haya ee Kulmiye.

Halkan Hoose Kaga Bogo Khudbadihi Xafladaas Laga Jeediyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here