Halkan Ka Daawo: Xildhibaan Nac-Nac Oo Deeq Lacageed Gudoonsiiyay Qoys Danyara

0
329

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Xildhibaan Nac-Nac oo ka mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo inta badan ku caana maalay taakulaynta dadka danyarta ah ayaa maanta lacag dhan 800 oo dollar gudoonsiiyay qoys danyara oo degan magaalada Hargeysa.

Qoyskan danyarta ah oo uu ka gubtay gurigii ay ku jireen oo Buul-Soomaali ahaa.

Halkan Hoose Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here