Halkan Ka Daawo: Xildhibaan Cabdil Qaadir Xaamuud Oo Daboolka Ka Qaaday In Miisaaniyada La Ansixiyaa Aanay Gaadhin Gobolada Bariga Somaliland

0
294

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Xildhibaan Cabdil Qaaadir Xaamuud oo ka mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay bariga gobolka Sanaag,oo maanta warbaahinta la hadlaayay ayaa daboolka ka qaaday inaan miisaaniyada la ansixiya aanay gaadhinba gobolada bariga Somaliland.

waxaanu tilmaamay in tahay uun mid kaliyaata ku kooban caasimada Somaliland ee Magaalada Hargeysa.

Halkan Hoose Kaga Bogo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here