Laascaanood(Xogsoormedia.com) Waftigii balaadhnaa ee ay hogaaminayeen wasiirka cadaalada Somaliland Axmed Faarax Cadare iyo gudoomiyaha maxakamada sare Aadan Xaaji Axmed Ayaa siweyn loogu soo dhaweyay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Halkan Hoose Ka Daawo