Hargeysa(Xogsoormedia.com) Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Mudane Axmed Cabdi Falay oo maanta qaarka mida warbaahinta kula hadlaayay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay halka ay ku danbeysay soo qabashadii Axmed Cadib, oo la sheegay inuu hub kala soo dago xeebaha gobolka Sanaag.
Halkan Hoose Kaga Bogo Faahfaahinta Amuurta Warkaas La Xidhiidha