Halkan Ka Daawo: Gudoomiyaha Dhalinyarada Ee Gobolka Sanaag Maxamad Cawil Cabdile Nuur” Mudane Madaxweyne Anagu Hadaanu Nahay Hogaamiyaha Reer Sanaag Waxaanu Unaqaana Hogaamiyaha Beenta Qarniga Ee Jamhuuriyada Somaliland Ee Mishkilada Ku Ah Maamulkeeda Iyo Dawladnimadeeda”

0
276

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Maxamad Cawil Cabdile Nuur oo ah gudoomiyaha dhalinyarada ee gobolka Sanaag oo maanta shirjaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa eedayn u soo jeediyay wasiirka wasaarada madaxtooyada waxaanu sheegay in wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi.

Waxaanu sheegay gudoomiyuhu in dabaylo colaadeed ka taagan yihiin gobolka Sanaag, colaadaasina ay tahay mid uu ka danbeeyo wasiirka madaxtooyadu.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalkaas Oo Faahfaahsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here