Daawo: Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Loolanka Kursiga Uu U Sharaxan Yahay Xukuumaddana Eedeeyay

0
360

Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Guddoomiye ku-xigeenka koobaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Axmed Muumin Seed,ayaa ka hadlay loolanka ka dhex taagan Booska Musharaxa jagada Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga WADDANI oo uu muddo badan kalidii u taagnaa laakiin xiligan ay soo bexeen rag badan oo kula loolamaya.

Guddoomiye Seed waxaa kale oo uu eedaymo u soo jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo uu meelo badan ku dhaliilay.

hadaba halkan ka daawo

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here