Hargeysa(Xogsoormedia.com) Guddoomiyaha guddida doorashooyinka qaranka Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay, xafiiska koomiiishanka Doorashooyinka qaranka ,ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlaha doorashooyinku halka ay marayso abaabulkeedu.
Waxaanu xusay in diwaan galintu ay ka bilaabmi doonto gobolka Togdheer, diwaangalinta codbixiyayaasha.
Halkan Ka Daawo