Halkan Ka Daawo: Wasiirka Hawlaha Guud Oo Kulan La Qaatay Haldoorka Gobolka Sanaag.

0
334

Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) Waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayay wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guriyaynta Somaliland Mudane Cali Maxamad Xasan ayaa maanta kulan,la yeeshay ganacsatada , salaadiinta ,boqorada ,cuqaasha , dhalinyarada ,iyo bulsho weynta kala duwan ee reer Ceerigaabo.

Kulankan oo mihiimadiisu aheyd in lagaga wada hadlo sidii loo dardargalin lahaa hawlaha qaadhaan ururinta wadada Ceerigaabo.

Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Dhamaystiran.

Wariye: Cabdiraxmaan Maxamad Xidig

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here