Halkan Ka Daawo: Wasiirka Ganacsiga Dawlad Deegaaneedka Soomaalida Itoobiya Oo Ka Qayb Galay Carwadii Kaluunka Somaliland Iyo Khudbadii Uu Halkaas Ka Jeediyay.

0
343

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka ganacsiga dawlad deegaaneedka Soomaalida  Itoobiya ayaa maanta ka qayb galay furitaankii carwada kaluunka Somaliland, isaga oo halkaasi khudbad ka jeediyay.

Halkan Hoose Ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here