(Xogsoormedia.com)—laba qof ayaa k dhintay mid kalana waa uu ku dhaawacmay qaraxmiino oo manta ka dhacay goob ay ka hawl galaan ciidanka nabadgaliyad wadooyinka ee magaalada Muqdisho.
Waxaana qaraxan ka badbaadaya taliyaha ciidanka nabadgaliyada wadooyinka Magaalad Muqdisho, Maxamad Cabdi Cumar (Bakay) qarax miino oo la doonaayay in lagu khaarajiyo.
Waxaanu taliyuhu marayay xiliga qaraxan lala beegsaday wadada warshadaha ee magaalada muqdisho..
Ciidanka nabadgaliyada wadooyinka ee magaalada Muqdisho ayaa ah, kuwo inta badan aanay dhibaato ka soo gaadhi jirin weerarada ama qaraxyada ismiidaaminta ah ee noocan oo kale loo soo abaabulo.
Xogsoormedia.com
Hargeysa Somaliland