Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamad Warancade ayaa maanta dhagax dhigay Solar Kor loogu qaadayo iftiinka caasimada ee xiliyada habeenkii.
waxaana dhagax dhiga mashruucan Solarta iska kaashaday, wasaarada arrimaha gudaha, Hay’ada DAI iyo waliba dawlada hoose ee Hargeysa.
Halkan Ka Daawo Warkaas Oo Faahfaahsan: