Halkan Ka Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan Kula Qaatay Xafiiskiisa Gudida Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Waxyaabihii Uu Kala Hadlay.

0
341

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud (Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay gudida Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland.

Waxaanu Madaxweynuhu kala hadlay arrimaha diwaangalinta codbixiyayaasha  iyo sidii loo dardargalinlaha arrimaha doorashooyinka maada doorashooyinkii fooda inagu soo hayaa.

Halkan Ka Daaawo Warkaas Oo Faahfaahsan:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here