Daawo: Madaxweyne Geelle Oo Markii Afraad Isu Taagay Doorashada Dalkiisa

0
314

Jabuuti(Xogsoormedia.com):-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle,ayaa markii afraad ku dhawaaqay in uu u sharaxan yahay Madaxweynenimada dalkaas oo u sadex goor oo hore soo qabtay isla markaana wakhtigiisii sadexaad imika dhamaad yahay.

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo xilka soo yahay sadex muddo xileed oo dhan 15sano.

ina cumar geele

Ismaaciil Cumar Geelle waxaa uu ku dooday in is sharaxaadiisa ay ku qasbeen dadweynaha reer Jabuuti oo uu sheegay in ay ku adkeeyeen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu hoggaanka dalka ku soo noqdo mar afraad.

hadaba halkan ka daawo. Madaxwene Ismaaciil Cumar Geelle oo is-sharaxaaddiisa u qiil samaynaya.

Xogsoormedia.com

Xogsoormedia24@gmail.com

Xogsoormedia.com@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

HageisaSomaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here