Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland Mudane Cabdilaahi Ibraahin Habane,oo maanta shirjaraa,id ku qabtay xafiiskiisa oo ka hadlaayay dib u habayn lagu sameynaayay dugsiyada dalka, ayaa sheegay in sagaal macalin oo uu arinkooda fahmi waayay uu u gudbiyay laanta baadhista danbiyada, si marka loo soo baadho danbiyadooda loo horkeeno maxakamada si sharciga loola tiigsado..