Hargeysa(Xogsoormedia.com) Haweenka bariga magaalada Hargeysa oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dugsigaasi caruurta agoomaha ah laga dhigay goob ganacsi.
oo ay wax ku bartaan caruurta dadka maalqabeenada ah ee masuuliyiinta ka xukuumada.