Xubno Ka Mida Isbaheysiga Isbedeldoonka Xisbiga Kulmiye Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Burco.

0
364

 

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey Xubnaha Isbaahaysiga Xisbiga Kulmiye kuwaas oo kala ahaa Wasiirkii hore Madaxtooyada, Xirsi Cali Xaaji Xasan , Xildhibaan Waabeeyo, Wasiirkii hore Shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Dr: Cabdi Aw Daahir iyo Masuuliyiin kale oo tiro badan.

Waftigan ayaa waxaa lagaga hortagay Degmada Qoyta oo magaalada burco ka xigta dhanka galbeed waxaaana waftigan ka hortagay dadweyne aad u tiro badan, intaas ka dibna waxaa waftiga loo soo galbiyay dhanka Magaala madaxda gobolka Togdheer ee Burco.

 

 

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here