War Deg Dega:
Hargeysa(Xogsoormedia.com) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ahna musharaxa Madaxweyne ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa maanta bookhasho kadisa ku soo maray Suuqa weyn ee Gobonimo ee Magaalada Hargeysa.
Waxaana bookhashadan iyo socodkan uu ku soo maray suuqa Gobonimo ku wehelinaayay gudoomiye Muuse Biixi , Wasiirka Cadaalada Somaliland, wasiirka beeraha Somaliland iyo masuuliyiinkale.
waxaaana halkaasi siweyn ugu soo dhaweeyay gudoomiyaha dadweynihi kala gadisnaa ee suuqa Gobonimo.
intaas ka dib waxa uu gudoomiyuhu halkaasi kula hadlay kumanaan ka mida dadweynihi halkaasi ku soo dhaweeyay.
Hadaba Halkan Hoose Ka Daawo warkan oo faahfaahsan.