Hargeysa(Xogsoormedia.com) Musharaxa Madaxweynenimo ee xisbiga Ucid Mudane Jamaal Cali Xuseen oo maanta shirjaraa,id, ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in xukuumadu soo siisay qandaraas lagu burburinaayo Xisbiga Ucid Gudoomiyaha Xisbiga Mudane Faysal Cali Waraabe.