Halkan Ka Daawo: Golaha Wasiirada Ee Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyada Ku Ansixiyay Miisaaniyada Sanadkan 2016.

0
445

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Fadhi ay maanta yeesheen golaha wasiirada ee Somaliland, oo uu hogaaminaayay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo, ayaa ansixiyay odoroska miisaaniyada qaranka Jamhuuriyada Somaliland.

Odoroskan Miisaaniyasdeed ee ay maanta golaha wasiiradu meel mariyeen ayaa dhan, Laba Boqol Iyo Shan Iyo Sagaashan Milyan, iyo Laba Boqol Iyo Sideetan Kun Iyo Afar iyo Todobaatan Dollar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here