Halkan Ka Daawo: Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland “Sharciga Somaliland Waxa Uu Siinaya Awooda Wadahadalka Dawlada Oo Kaliya Cidkalana Siin-maayo”

0
360

Jabuuti(Xogsoormedia.com) Wasiirka arrimaha dibada Somaliland oo bookhasho ku jooga dalka Jabuuti ee aynu jaarka nahay oo  ka hadlay wadahadalada u dhaxeeya Somaliland iyo Soomaaliya waxanu yidhi “”Sharciga Somaliland Waxa Uu Siinaya Awooda Wadahadalka Dawlada Oo Kaliya Cidkalana Siin-maayo waana wadahadalo imika soo socday ilaa 2000 iyo 2012-kii dawladuna iyada ayaa xaq u leh cidii ay la tashanayso”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here