Hargeysa(Xogsoormedia.com)Maareeyaha Samafalka Madaxtooyada Somaliland Aamina Maxamuud Daahir Ayaa Ka Hadashay Musuq Maasuq La Sheegay Inuu Hadheeyay Xarunta Agoomaha Ee Magaalada Hargeysa.
waxaanay sidaas ku sheegtay shirjaraa,id oo ay maanta ku qabatay xafiiskeeda,waxaanay sheegtay inaan warkaasi bulshada loo sheegay ee ah musuq maasuqa uu yahay midaan waxba ka jirin.