Ceerigaabo (Xogsoormedia.com) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamad Warancade oo shirjaraa,id qabtay ayaa sheegay inaanay Somaliland wax wada hadala la galayn Soomaaliya “In Somaliland Lagala Meeqaam Dhigo Bulshada Kurdishka Ah Ee Gumaadka Iyo Foolxumada Ku Hayso Dawlada Turkigu Oo Runtii Haday Doonayso Inay Nakala Saarto Anaga Iyo Soomaaliya Ay Dadka Turkishka Ah Ee Gacanteeda Ku Dhibaataysan Ayna Kala Saarto”
Sidoo kale warancade waxaa uu sheegay in cidksata oo lagu qalday barnaamijkaa dibin daabyada ku ah Somaliland inaanay cidina ku dhicin khatarta ka iman karta.