Halkan Ka Daawo: Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Ucid Oo Iscasilay Kana Hadlay Sababta Keentay Iscasilaadiisa.

0
286

Hargeysa (X0gs00rmedia.com) Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka ee Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa maanta si toosa u shaaciyay inuu iska casilay xilkii Madaxweyne ku xigeenimo ee xisbiga Ucid.

waxaanu sidaas ku sheegay shirjaraa,id oo uu magaalada Hargeysa ku qabtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here