Halkan Ka Daawo: Cali Khaliif Galyedh “Waxaaba Iicadaatay Kala Go’ii Aan Moodaayay Hargeysa In Laga Maleegaayo Show Balaayaduba Xamarbay Taala.

0
346

Nayroobi(Xogsoormedia.com) Cali Khaliif Galaydh oo ka hadlay israaca Soomaali ayaa yidhi “Kolay waxaa muuqatay Koonfur ama Xamar amase madaxda,Soomaaliyeed ee hada xamar ku sugan, in aanay caqligii iyo xigmadii loo baahnaa ee arrimaha Soomaalida iyada oo goonyaha laga wada joogo,xal looga wada gaadhi laha, ama daacadbaanay ka aheyn.

waxaad mooda arinta baytal qasiidku amase sheekaduba ku soo ururaysay waxay aheyd maamulkii la dhisaayay ee Faderaaliga ahaa ee Soomaaliga ahaa waxaa ka hadhay Hiiraan iyo Shabeelada dhexe.

waxaana muuqatay wax Waqooyi la yidhaaho mid midnimo raaba oo u dhimanaya oo cidina aanay u ogeyn iyo midaan midnibaba rabin labadoodaba in ooda laga soo rogtay, waxaaba iicadaatay kala go’ii aan moodayay in Hargeysa laga maleegaayo show baladuba xamarbaabay taala.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here