Hargeysa(Xogsoormedia.com):- Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir,ayaa ku gacan saydhay shir dawladda Turkigu ugu baaqday in ay isugu yimaadaan Madaxdhaqameedka Somaliland iyo Soomaaliya.
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo arrimahaa ka hadlay ayaa intaa ku daray in wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya uu ahaa mid u dhexeeyay labada dawladood isla markaana Madaxdhaqameedka Somaliland aanay tegayn shirka Turkigu ku baaqay oo uu ku tilmaamay in uu yahay shir Qool Somaloland loo dhigayo.
waxaanu Suldaanku sidaa ku sheegay waraysi uu goordhawayd siiyay shabakadda Toggaherer.com
haddaba waraysiga Suldaanka Halkan ka dhegayso’
Xogsoormedia.com
Xogsoormedia24@gmail.com
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland