Halkan Ka Daawo: Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Qaybta Gargaarka Degdega Ah Ee Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa.

0
353

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wasiirka caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye ) ayaaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu soo kordhiyay qaybta gargaarka deg dega ah ee cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here