Wararkii u Dambeeyey Halkan Ka Daawo: Waftigii Uu Hogaaminaayay Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Ka Qayb Galay Xaflada Daahfurka Ururka Dhakhaatiirta Xoolaha Faraciisa Magaalada Ceerigaabo. By afgaab - November 20, 2015 0 300 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ceerigaabo(Xogsoormedia.com) Waftigii uu hogaaminaayay wasiirka wasaarada arrimaha gudaha mudane Cali Maxamad Warancade ayaa maanta ka qayb galay,xaflada daahfurka Ururka dhakhaatiirta xoolaha fariciisa Magaalada Ceerigaabo. Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Like this:Like Loading... Related