Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Aan La Shaacin Ku Tagay Magaalada Barbara Ee Xarunta Gobolka Saaxil.

0
306

 

Hargeysa(Xogsoormedia.com) Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud (Siilaanyo ayaa safar shaqo ku tagay Magaalada Barbara ee xarunta gobolka Saaxil.

Safarka uu Madaxweynaha Somaliland ugu kicitimay dhanka magaalada Barbara ayaa ah midaan hore loo sii shaacin, islamarkaana aan laga warqabin wax uu salka ku hayo.

Waxaana Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamad Maxamad Maxamuud (Siilaanyo ) ku wehelinaayay safarkiisan, xubno ka tirsan golaha wasiirada, xildhibaano,afhayeenka Madaxtooyada Marwada Qaranka ,iyo masuuliyiin kale

Madaxweynaha iyo waftigiisan ayaan la hubin inay soo noqon doonaan iyo inay caawa u hoyan doonaan Magaalada Barbara.

Xogsoormedia.com

Xogsoor@gmail.com

Hargeysa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here